Qarax ay dad badan ku dhinteen oo maalintii labaad ka dhacay degmada Wanlaweyn

Ugu yaraan toddobo askari ayaa ku dhintay 2 kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay degmada Wanle-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa ayaa ahaa mid la dhigay waddada dhinaceeda, kaddibna wuxuu haleelay gaari kuwa ciidanka ah oo marayay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose sida uu xaqiijiyay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Cali Nuur Maxamed. Qaraxan ayaa … Continue reading Qarax ay dad badan ku dhinteen oo maalintii labaad ka dhacay degmada Wanlaweyn